Garaad
    Mentorshipbilaash
    Webinars
    Bulshada
    Blog
    Soo gal
    Webinars bilaash ah

    Free Freelancing Soomaaliya

    Sida aan u sameeyay, Caqabadaha, iyo Xallinta. Baro sidii aad ushuquuji karto freelance technology-ga Soomaaliya.

    Soo socda — Is-diiwaangeli

    Furan — Is-diiwaangeli

    Bahda Horumarka iyo Walaaltinnimada

    Ka mid noqo koox gaar ah oo ay ku midoobeen dadka hiigsiga leh. Wadajir ayaan u kobcaynaa, isuna garab istaageynaa si aan guusha u gaarno.

    Arbaco, Abriil 29, 202620:00 EAT · 18:00 Dublin
    Is-diiwaangeli bilaash ah

    Webinars hore

    Waa dhamaatay

    AI: Waxa ay tahay, sababta ay muhiim u tahay, iyo waxaad ku qaban karto

    Kulan toos ah oo 2-saacadood ah oo loogu talagalay bulshada Soomaaliyeed. Waxa AI dhab ahaan tahay, sababta xilligan uu uga duwan yahay wax kasta, iyo sida loo isticmaali karo — ardayda, xirfadlayaasha & aasaasayaasha ganacsiga.

    Khamiis, Abriil 9, 202620:00 EAT · 18:00 Dublin

    Garaad

    STEM iyo Full-Stack — ku baro af Somali.

    KoorsooyinkaBlogCareersAragtida ardaydaKu saabsanArrimaha Khaaska ahShuruudaha

    © 2026 Garaad. Xuquuqda oo dhan waa dhowran tahay.