Garaad Mentorship
Baro AI iyo coding. Dhis dakhli muuqda.
Garaad waa platform xirfad-dhis ah oo Af-Soomaali ah: roadmap, casharro, community, tasks, progress, iyo mentorship hal meel ku jira.
500+
Arday
90
Maalmood
3
Jid
Professional path
Cashar kasta wuxuu ku xiran yahay outcome: portfolio, client, product, ama job proof.
Accountability
Community, schedule, attendance, iyo tasks waxay ka saarayaan in ardaygu keligiis wareero.
Clear paid boundary
Payment-ku wuxuu furayaa mentorship-ka buuxa, community-ga, roadmap-ka, iyo progress tracking.
Sida uu u shaqeeyo
Nidaam cad, tallaabo kasta lacag-bixin u dhow.
User-ku marka uu galo wuxuu arkaa waxa xiga: assessment, payment, roadmap, community, iyo progress. Meel kasta waxay leedahay CTA cad.
- 01
Codso gelitaan
Waxaan xaqiijinaa jidka kugu habboon iyo heerkaaga.
- 02
Gal dashboard-ka
User-ku wuxuu arkaa assessment iyo payment sida tallaabooyinka koowaad.
- 03
Bixi oo fur platform-ka
Community, roadmap, tasks, iyo progress ayaa si buuxda u furmaya.
- 04
Raac jidkaaga
Freelancer, Builder, ama Worker ayaa noqda shaqada maalinlaha ah.
Dooro jidka
Hal platform, saddex outcome.
Freelancer
Portfolio, proposals, client delivery, iyo lacagta koowaad.
Builder
Idea, MVP, demo, launch, iyo validation.
Worker
CV, LinkedIn, interviews, iyo job proof.
5 daqiiqo. Lacag-bixin hadda lagama rabo.
