Buuxi foomkan si aan degdeg u qorsheyno jidkaaga. 5 daqiiqo oo kaliya — ma jirto payment ama signin.
Freelancer
Macaamiil, portfolio, iyo delivery nadiif ah
Builder
Fikrad, MVP, demo, iyo launch
Worker
CV, LinkedIn, interview, iyo shaqo joogto ah
Ma hubo
Weli ma go'aansanin — waan idinla hadli doonaa