Garaad
    KoorsooyinkaChallengeBulshadaBlogLaunchpad
    Dhammaan Qoraalada

    programming language-kee ugu fiican

    A
    abdishakuuralimohamed
    Maarso 1, 2026
    1 daqiiqo
    La wadaag
    programming language-kee ugu fiican

    Raadi Blogga

    La wadaag

    First Principles: Maxaa muhiim u ah Stack-ka?

    Kahor intaadan dooran tech tools, is weydii arrimahan muhiimka ah:

    1: Ship fast – fikraddaada Ma si degdeg ah baad u gaarsiin kartaa users-ka mise waxad ku daaheysa code iyo setup badan?

    2: Can you hire? – Ma fududahay in dad cusub bartaan oo ay ku biiraan code-kaaga? Haddii eynan fududeyn, way adkaan doontaa in la helo dad kula shaqeeya.

    3: Scale marka loo baahdo – Ha isku dayin inaad weyneyso system-kaaga kahor intaan loo baahnayn. Tani waa khalad ay startups badan sameeyaan.

    4: Boring but reliable – inta badan technology cusub waa mid xiiso badan laakiin khaladaad badan. Midka Stableka ah oo la isku halayn karo ayaa ka fiican.

    5: Keep it simple – Ha ku darin layers badan. Qayb kasta oo cusub waxay keeni kartaa dhibaato, update, iyo waqti lumis.

    Stack-ka ugu fiican waa kan fudud, dadka si sahlan u baran kara, la isku halayn karo, oo kori kara marka loo baahdo.

    Garaad.org

    A
    Qoraaga

    abdishakuuralimohamed

    Waa maamulaha iyo qoraaga ka tirsan kooxda Garaad STEM. Waxa uu halkan kula wadaagaa aqoontiisa iyo khibradiisa ku aaddan technology-da.

    Ku biir liiska aqristayaasha

    Hel ogeysiisyada qoraalada cusub isla marka la daabaco.

    Qoraaladaan xiiseey

    Shaqo Adag Micnaheedu Maaha Inaad Horumar Samaynayso

    Shaqo Adag Micnaheedu Maaha Inaad Horumar Samaynayso

    3/16/2026
    Geerida Syntax-ka iyo Guusha Garaadka

    Geerida Syntax-ka iyo Guusha Garaadka

    3/16/2026
    Hal Saac Maalintii: Ma haysataa waqti aad Code ku barato?

    Hal Saac Maalintii: Ma haysataa waqti aad Code ku barato?

    3/13/2026
    Garaad

    Alaabta

      Explorer — €29/bilKoorsooyinBlog

    Shirkadda

    • Nagu saabsan
    • Shaqo

    Xiriir

    • Info@garaad.org
    • garaad.org
    Shuruudaha IsticmaalkaSiyaasadda Sirta
    FacebookTwitterLinkedInGitHub

    © Garaad, Org. Barnaamijku waa mid loogu talagalay dadka Soomaaliyeed, isagoo diiradda saaraya STEM.

    Made with love in somalia 😊