Garaad
    KoorsooyinkaChallengeBulshadaBlogLaunchpad
    Dhammaan Qoraalada

    Backend-ku hadda ma aha folder kaliya !

    A
    abdishakuuralimohamed
    Maarso 1, 2026
    3 daqiiqo
    La wadaag
    Backend-ku hadda ma aha folder kaliya !

    Raadi Blogga

    La wadaag

    Backend-ku hadda ma aha folder kaliya; waa "Hive of Agents."

    Sannadkan 2026, waxaan aragnaa in API Layer-kii uu isu beddelay Agentic Layer. Ma joogno xilligii Simple CRUD apps, balse waxaan galnay xilli uu Backend-gu "fekerayo" ka hor inta uusan fulin amarka.

    Maxaan si gaar ah isha ugu hayaa hadda?

    • Self-Healing CI/CD: AI Agents aan kaliya soo qabanaynin Bugs-ka, balse qoraya Fix-kii, sameynaya Regression Tests, ka dibna kuu soo diraya Notification si aad u samayso Final Vibe Check.

    • MCP (Model Context Protocol): Habka ugu habboon ee LLMs-keena ay si Secure ah ula hadli karaan Databases-ka iyo Internal Tools, annaga oo aan u baahnaan inaan u qorno Custom Connectors.

    • Predictive Infrastructure: Maxaa loo sugayaa inta uu Server-ku dhimanayo? AI-driven Monitoring ayaa hadda sii saadaalinaya Traffic Spikes-ka, isagoo sii kicinaya Clusters ka hor intaanay Latency dhicin.

    Riyadii Serverless waxay hadda isu beddeshay Autonomous Reality.

    Garaad: Ma weli waxaad ku mashquulsan tihiin qoraalka Boilerplate, mise maalintii oo dhan waxaad ku bixisaan Orchestrating Agents? Sidee buu Workflow-gaaga isu beddelay sannadkan?

    #Backend #AgenticAI #DevOps #SystemDesign #SoftwareEngineering #AI2026 #garaad

    A
    Qoraaga

    abdishakuuralimohamed

    Waa maamulaha iyo qoraaga ka tirsan kooxda Garaad STEM. Waxa uu halkan kula wadaagaa aqoontiisa iyo khibradiisa ku aaddan technology-da.

    Ku biir liiska aqristayaasha

    Hel ogeysiisyada qoraalada cusub isla marka la daabaco.

    Qoraaladaan xiiseey

    Shaqo Adag Micnaheedu Maaha Inaad Horumar Samaynayso

    Shaqo Adag Micnaheedu Maaha Inaad Horumar Samaynayso

    3/16/2026
    Geerida Syntax-ka iyo Guusha Garaadka

    Geerida Syntax-ka iyo Guusha Garaadka

    3/16/2026
    Hal Saac Maalintii: Ma haysataa waqti aad Code ku barato?

    Hal Saac Maalintii: Ma haysataa waqti aad Code ku barato?

    3/13/2026
    Garaad

    Alaabta

      Explorer — €29/bilKoorsooyinBlog

    Shirkadda

    • Nagu saabsan
    • Shaqo

    Xiriir

    • Info@garaad.org
    • garaad.org
    Shuruudaha IsticmaalkaSiyaasadda Sirta
    FacebookTwitterLinkedInGitHub

    © Garaad, Org. Barnaamijku waa mid loogu talagalay dadka Soomaaliyeed, isagoo diiradda saaraya STEM.

    Made with love in somalia 😊