
Ku Saabsan (About)
Startup Pitch
What problem are you solving?
Waa maxay dhibaatada aad xallinayso?
waxaan xalineynaa in aan meesha ka saarno qof kii dhexdhexaadiyaha ahaa ee u dhaxeeyay farmer ka iyo customer ki oo aan isku xirno si toos ah qof ka beeraleyda ah iyo customer ka.
Who are you solving it for? (Target user/customer)
Yaa aad u xallinaysaa dhibaatadan? (Macmiilka bartilmaameedka ah)
waa labuda in famer ka ku qancino oo aan usharaxno inuu dalagiisa cusub soo galiyo kadib aan u baahino customer ka rabo dalaga. sidoo kale customer in aan asna si fiican ugu suuq geyno kadibna uu heli karo dalag walba uu rabo
Why is this problem important or painful?
Maxay dhibaatadani muhiim u tahay ama u xanuun badan tahay?
because in meesha laga saaro qofkii dhexdhexaadiye ha ahaa ee heli jiray macaashkii uu u qalmay qofkii beeraleyda ahaa ee dadaalka faraha babdan galiyay dagalyada.
What is your unique advantage (moat)?
Waa maxay faa’iidada gaarka ah ee aad leedahay (moat)?
waxaan gaar la nahay in uuna hada jirin real digital app oo saan ushaqeeya oo isku xira farmer ka iyo customer ka.
How do you make money?
Sidee ayaad lacag ku samaynaysaa?
waxaan u sameyneyna in aanu ka qaadno farmer ka qidmad bille ah oo ku xiran markasta situation kiisa iyo sida uu suuq u helay. so isku qidmad ma noqonayaan qof helay suuq badan iyo kan aan helin suuq weyn bishaan .,
What proof do you have that people want this?
Caddeyn noocee ah ayaad haysaa in dadku rabaan tan?
dadka wey rabaan wax digitaal ah oo ku xiraya si toos ah qof kii farmer ka ahaa oo dalaga usoo go'ay.
What is the market size?
Intee le’eg ayuu yahay suuqu?
it depends the way aan u suuq geyno iyo sida aan ugu qancino labaduba famer ka iyo customer ka.
DHISAHA

Abdullahi Baari
FAALLOOYINKA (0)
Ma jiraan faallooyinka. Noqo kan ugu horreeya!
