Garaad
    Koorsooyinkabilaash
    Bulshada
    Blog
    Soo gal
    ← Careers

    Video Editor (AI-First, Wax Soo Saar Sare)

    ContentFull-timeRemote

    Akri Tan Marka Hore

    Kani waa role wax-qabad (performance), ma aha meel wax lagu barto. Haddii aad gaabis tahay, shaqadaadu tahay mid caadi ah, ama aad u baahan tahay in lagu haga mar walba — ha codsan.

    Waxa Aad Sameyn Doonto

    • Soo saar videos leh retention sare (short + long form) si joogto ah
    • Isticmaal AI tools si aad u dedejiso shaqada una kordhiso output-ka
    • Ka fikir sida viewer-ka: hook → hold → payoff
    • Maamul oo daabac content-ka: TikTok, X (Twitter), YouTube
    • Si degdeg ah u shaqee, si degdeg ahna u hagaaji (iterate)

    Shuruudaha (Lama Dhaafi Karo)

    • Xirfad editing dhab ah (soo dir shaqooyin run ah, ma aaha practice)
    • Faham cad oo ku saabsan attention + retention
    • Hore u isticmaalay AI tools
    • Awood aad ku shaqeyso adigoon la maamulin mar walba
    • Feejignaan sare — khaladaad yar ayaad aragtaa oo saxdaa

    Dadka Aan Dooneyn

    • Editors gaabis ah
    • Kuwa sugaya amar kasta
    • Kuwa over-edit sameeya iyagoon ujeedo lahayn
    • Content caajis ah oo aan lahayn energy

    Waxa Aad Heli Doonto

    • Helitaan buuxa oo AI tools lacag leh
    • Mushahar tartan leh
    • Fasax la bixiyo
    • Bonus ku saleysan performance
    • Fursad koritaan — output-kaaga ayaa goaamiya heerkaaga

    Sida Loo Codsado

    Soo dir: • 3–5 videos-kaaga ugu fiican (ha keenin filler) • Links accounts aad ka shaqeysay • Qoraal gaaban: sidee AI kuu kordhisaa speed-kaaga iyo output-kaaga Subject: "I ship fast" Email: info@garaad.org

    Qiimahayaga

    Qiimahayaga aasaasiga ah

    🔍

    Cilmi-baaris

    Waxaan si joogto ah u su'aalnaa, u sahaminnaa, oo aan hal-abuur ku sameynaa si aan u helno hababka ugu wanaagsan.

    ⚡

    Xawaare

    Waxaan si degdeg ah u dhisnaa, u tijaabinnaa, oo aan u hagaajinnaa, annagoo si joogto ah u horumarineyna.

    🤝

    Mas'uuliyad

    Waxaan si qoto dheer ugu xiranahay guusha Garaad iyo mustaqbalka ardaydeena.

    ✨

    Tayo

    Waxaan ku dadaalnaa heer sare wax kasta oo aan qabanno.

    💬

    Isgaarsiin

    Waxaan si firfircoon u dhegeysannaa jawaabaha ardaydeena, macallimiinteena, iyo bulshadeena.

    💡

    Hal-abuur

    Waxaan ku dadaalnaa inaan soo bandhigno xalal cusub oo wax ku ool ah.

    Garaad

    STEM iyo Full-Stack — ku baro af Somali.

    KoorsooyinkaBlogCareersAragtida ardaydaKu saabsanArrimaha Khaaska ahShuruudaha

    © 2026 Garaad. Xuquuqda oo dhan waa dhowran tahay.