Cidna Kuma Barin Vibe Coding.
Shalay, waxaa nala soo xiriiray arday doonayay consultation (talo-bixin). Wuxuu maqlay ereyga "Vibe Coding" , wuxuuna u haystay inay tahay xirfad farsamo oo cusub—malaha luuqad programming ah ama manhaj u baahan in laga…
A
abdishakuur ali mohamed
