Hal Saac Maalintii: Ma haysataa waqti aad Code ku barato?
Hal Saac Maalintii Waqti ma haysatid. Waan ogahay. Waxaad ku jirtaa shifts, ama wax baad baranaysaa, ama carruur baad ku korinaysaa dal weli kugu cusub. Lacag baad gurigii u diraysaa. Waxaad dhex mushaaxaysaa nidaamyo —…
A
abdishakuur ali mohamedMa Samayn Karaa Tan?
Ma Samayn Karaa Tan? Su’aasha qof kastaa is waydiiyo laakiin aan cidna kor u dhihin. Waxaad marar badan ku fikirtay inaad coding-ka barato. Waxaa laga yaabaa inay marar badan kugu soo laabtay. Waxaad furtay cashar YouTub…
A
abdishakuur ali mohamedNoqo Full-Stack Developer sanadka 2026
Sida aad ku noqon karto Full-Stack Developer sanadka 2026 (Adigoon sanadkaaga koowaad iska khasaarin) Runta aan kuu sheego intaanan bilaabin. Hadii aad aragto qoraallada internetka ee leh "sida loo barto programming-ka,"…
A
abdishakuur ali mohamed


